Hoyga Madadaalada iyo Ciyaaraha

BEERTA BANAADIR

Goob Dalxiis, Madadaalo, Waxbarasho iyo Nasasho

Goobta Farxadda Qoyska

Beerta Banaaadir Waa Goob Aad ka heli karto adeegyo iyo fursado kala duwan oo ay ka mid yihiin ciyaaraha carruurta, madadaalada dadka waaweyn, waxbarashada carruurta, goobaha sawirrada, hoolalka xafladaha, maqaayado iyo coffee shops, iyo gym-yo loogu talagalay ragga iyo dumarka.Ujeeddada Beerta Banaadir waa in Muqdisho iyo Soomaaliya laga helo goob casri ah oo isku keenta madadaalo, qoys, waxbarasho, caafimaad iyo dalxiis, iyadoo la abuurayo jawi ammaan ah, nadiif ah oo qof walba uu ku raaxaysan karo.

Adeegyada Beerta Banaadir

Beerta Banaadir Adeegyada aad Ka heli karto Waxaa kamid ah

Maqaaxi & Goob Caweys

Ciyaarsiinta Carruurta

Madadaalada Dadka Waaweyn

Xarun Jirdhis

Hoolal Xafladaha

Iskuul Caruurta

Goobo Lagu qabto Bandhigyada

Ciyaaraha Games-ka

Mashiinada Ciyaaraha Beerta

Beerta Banaadir Waxaad Ka heli Kartaa Mashiinada Caruurta Lagu Ciyaarsiiyo Noocyadooda Kala Duwan

Tareen

Wiifow

Wiish

Baabuur

Dayax Gacmeed

Bandalam

Faras

Dabaal

Kaarka Qoyska

Bil keliya lacag bixi — Hel Dalxiis aan xadidnayn iyo dhammaan mashiinada ciyaaraha.

QOYS KA KOOBAN

1-3

$7/Bishii

QOYS KA KOOBAN

1-5

$10/Bishii

QOYS KA KOOBAN

1-8

$12/Bishii

QOYS KA KOOBAN

1-10

$14/Bishii

Waxaa U yar 6 Bilood

Scroll to Top