Kaarka Qoyska Beerta Banaadir

Bil keliya lacag bixi — dadad aan xadidnayn iyo dhammaan mashiinada ciyaaraha.

Xirmada Idil — Ciyaar Dhamaystiran

Macmiil ka faa'iideyso Xirmada Idil oo ay ku jiraan dhammaan adeegyada — ciyaar dhamaystiran, cuntada iyo madadaalada. Xirmada waxaa qaadan jirtay ilaa 1da May 2026.

Sideen ku helaa xubinnimada?

Dooro Qaybta

Dooro qaybta qoyskaaga (1-3 ilaa 8-11) ee kuu habboon.

Bixi Lacagta Bishii

Bixi lacagta halmar bishii oo hel kaarka xubinnimada

Booqasho aan xadidnayn

Soo booqo Beerta Banaadir wakhti kasta — dhammaan mashiinadana waa lacag la'aan.

Qaybaha

Dooro Qaybta Qoyskaaga

Qiimaha waxaa lagu xaddiyay tirada xubnaha qoyska.

Family Member
1–3
$7
per month
1–3 Qofood
  • Booqasho aan xadidneyn 30 maalmood
  • Dhammaan mashiinada ciyaaraha
  • Baabuur aan lacag lahayn
Family Member
1–5
$10
per month
1–5 Qofood
  • Booqasho aan xadidneyn 30 maalmood
  • Dhammaan mashiinada ciyaaraha
  • Baabuur aan lacag lahayn
Family Member
1–8
$12
per month
1–8 members
  • Booqasho aan xadidneyn 30 maalmood
  • Dhammaan mashiinada ciyaaraha
  • Baabuur aan lacag lahayn
  • Cunto qoyska ah
Family Member
1–10
$14
per month
1–10 members
  • Booqasho aan xadidneyn 30 maalmood
  • Dhammaan mashiinada ciyaaraha
  • Baabuur aan lacag lahayn
  • Cunto qoyska ah
  • Goob qoys oo gaar ah
Scroll to Top